Publication Category:
114
Financial Governance Reports
Publication Type:
Meeting Minutes
Publication Topic/Subject:
OTHER REPORTS
Publication Corporate Author:
Financial Governance Committee
Release Date:
Publication Category:
114
Publication Type:
Publication Topic/Subject:
Publication Corporate Author:
Release Date:
Publication Category:
114
Publication Type:
Publication Topic/Subject:
Publication Corporate Author:
Release Date:
Guddiga Maamul-wanaagga Maaliyadeed (FGC) ayaa ku qabsaday kulankiisii 67-aad 24-kii
Febraayo 2025, magaalada Muqdisho. Doodaha shirkan ayaa waxa diiradda lagu saaray arrimaha
mudnaanta u leh maamulka maaliyadeed, oo ay ka mid yihiin Warbixinta Maamul-wanaagga
Maaliyadeed ee 2024, qorista dastuurka ee arrimaha maaliyadeed, maaraynta waaxda batroolka,
kobcinta dakhliga, iyo korjoogteynta qandaraasyada iyo heshiisyada. Xubnuhu waxay dhuuxeen
warbixino ku saabsan dib-u-habaynaha socda ee maamulka maaliyadeed, iyagoo dejiyay
Publication Category:
114
Publication Type:
Publication Topic/Subject:
Publication Corporate Author:
Release Date:
The Financial Governance Committee Meeting Summary of 22 June 2022 in Somali is Below:
Publication Category:
114
Publication Type:
Publication Topic/Subject:
Publication Corporate Author:
Release Date:
ARAR
Warbixinta Maamulka Maaliyadda ee 2022 waa warbixinsannadeedkii lixaad ee Guddiga Maamulka Maaliyadda. Waxay soo bandhigaysaa aragtida wadajirka ah ee xubnaha Guddiga ee ku aaddan ho-rumarka maamulka maaliyadda ee Soomaaliya sannadkii la soo dhaafay, iyo hortabinada sanadka soo socda. Warbixinnadii hore waxaa laga heli karaa mareegaha Guddiga.
Publication Category:
114
Publication Type:
Publication Topic/Subject:
Publication Corporate Author:
Release Date:
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ahna Gudoomiyaha Guddiga Maamulka Maaliyadda Dr. Abdirahman Beileh waxuu halkaan idiin kugu soo gudbinayaa warbixinta shanaad ee Maalulka Maaliyadda.