Publication Category:
34
Annual Budget
Publication Type:
Legal Document
Publication Topic/Subject:
BUDGET FORMULATION
Publication Corporate Author:
Budget Department
Release Date:
Sunday, July 24, 2022
XEERKA QOONDAHA MIISAANIYADDA 2022-KA
Maadaama, uu qeexayo sharciga maareynta maaliyadda Lr. 17 ee December 25, 2019 in uu Golaha sharci dajintu ansixiyo, dhaqan galiyana miisaaniyadda Sanadlaha ah.
Maadaama, ay tahay lagama maarmaan in la ansixiyo, lana qaybiyo Miisaaniyadda Dowladda Fedaraalka ee Soomaaliya si ay ugu fuliso hawlaheeda sanad xisaabeedka 2022.