Publication Category:
34
Annual Budget
Publication Type:
Legal Document
Publication Topic/Subject:
BUDGET FORMULATION
Publication Corporate Author:
Budget Department
Release Date:
Saturday, December 31, 2022
Xeerka Miisaaniyadda sanadka 2023-ka.
Miisaaniyadda Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si ay u meel-mariso hawlaha u qorshaysan Sanad misaaniyadeedka ka billaabma 1-da Janaayo 2023-ka kuna dhamaada 31, December 2023-ka, ayaa sida hoos ku xusan looga qoondeeyay dakhliga khasnadda iyo lacagaha kale ee Dowladda, sida lagu qeexay jadwalkan.