Publication Category:
34
Annual Budget
Publication Type:
Guidance
Publication Topic/Subject:
BUDGET FORMULATION
Publication Corporate Author:
Budget Department
Release Date:
Saturday, February 5, 2022
XEERKA MIISAANIYADDA KUMEELGAARKA AH EE 2022
Xeerka Miisaaniyad Kumeelgaarka ah ee Dawladda Fadaraalka Soomaaliya.
Haddaba, Sharciga Maareynta Maaliyadda Dawladda ee Xeer Lr.17 ee December 25, 2019, Qodobka 22aad, wuxuu dhigayaa in haddii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah uusan ansixin qoondada Miisaaniyadda Dawladda ka hor bilowga sanad maaliyadeedka, sharciga waxa uu u oggolaanayaa in si ku meel gaar ah loo isticmaalo wadarta miisaaniyad isku darkeedu aan ka badnayn saddex bilood;
SIDAA DARTEED, waxaa lama huraan noqotay in la ansixiyo oo la bixiyo qoondada miisaaniyad kumeelgaar ah ee rubaca koowaad ee sannad miisaaniyadeedka 2022.