Publication Category:
38
In-Year Reports
Publication Type:
Statement
Publication Topic/Subject:
BUDGET IMPLEMENTATION
Publication Corporate Author:
ICT Department
Release Date:
Thursday, July 18, 2024
Martiqaadka Aqoon Isweydaarsiga Wadatashiga miisaniyadda Dfs Sanadka Maaliyadeedka 2025
Wasaaradda Maaliyadda ayaa diyaarisay istraatiijiyad Miisaaniyadeed oo tilmaameysa waxa u qorsheysan DFS in ay mudnaanta siiso 2025 iyo xiliga dhexe si looga shaqeeyo in la gaaro heerka kobaca dhaqaale ee la saadaalinaayo oo ah 3.9% 2025 & 4.1% xiliga dhexe.