Wasaaradda Maaliyadda oo soo bandhigtay Qorsheyaasha Horumarinta dhaqaalaha iyo Maaliyadda ee Sanadka 2023
Muqdisho, December 25,2022: Waxaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho munaasabad ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo looga hadlayay arrimaha mudnaanta u leh Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Dalka ee sanadkaan 2023.