Legislation Category:
157
PFM Act 2019
Legislation Type:
Legal Document
Legislation Topic/Subject:
Acts
Legislation Corporate Author:
Legal Support Unit
Release Date:
Monday, January 17, 2022
Sharciga Maaraynta Maaliyadda Guud (Sharci Lr.17, 2019)
Sharciga Maaraynta Maaliyadda Guud ujeeddadiisu waa maamulka dhammaan arrimaha la xiriira maareynta Maaliyadda Guud ee Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, wuxuuna dejinayaa mabaadi’ida asaasiga iyo habraacyada diyaarinta, ansixinta, iyo fulinta Miisaaniyadda Qaranka, kormeerka gudaha, xisaabaadka, warbixinnada iyo dabagalka dakhliga, kharashka, rasumaalka iyo deymaha, sidoo kale, maareynta deynta guud iyo dammaanadaha Xukuumadda. Sharcigan ayaa la soo saaray 25-kii December 2019.