Legislation Category:
165
Policies
Legislation Type:
Policy
Legislation Topic/Subject:
Policies, Instructions & Guidelines
Legislation Corporate Author:
Legal Support Unit
Release Date:
Monday, December 27, 2021
NIDAAMYADA MAAREYNTA SHAQAALAHA
Nidaamyada Maareynta Shaqada, waxay qeexayaan habka loo maareynayo shaqaalaha Mashruuca si waafaqsan shuruudaha sharciga qaranka iyo Heerarka Deegaanka iyo Bulshada ee Bangiga Adduunka iyo Qaab-dhismeedka Bulshada, waxayna la socdaan habka heerarka tayo ee biiāada/deegaanka ee quseeya shaqaalaha kala duwan ee Mashruuca, oo ay ku jiraan shaqaalaha tooska ah, shaqaalaha qandaraaska haysta iyo shaqaalaha saadka ee aasaasiga, waxayna nidaamyadu bixinayaan faham cad, oo ku saabsan waxa loo baahan yahay si loo maareeyo arrimaha gaarka ah ee shaqada.