Publication Category:
34
Annual Budget
Publication Type:
Legal Document
Publication Topic/Subject:
BUDGET FORMULATION
Publication Corporate Author:
Budget Department
Release Date:
Sunday, December 31, 2023
XEERKA QOONDAHA MIISAANIYADDA 2024-KA
Miisaaniyadda Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si ay u meel-mariso hawlaha u qorshaysan Sanad misaaniyadeedka ka billaabma 1-da Janaayo 2024-ka kuna dhamaada 31, December 2024-ka, ayaa sida hoos ku xusan looga qoondeeyay dakhliga khasnadda iyo lacagaha kale ee Dowladda.