Monthly Archives: June 2017

Wasiiru dowlaha Maaliyadda XFS oo kormeer howleed ku tagay Bangiga Dhexe

Muqdisho, 21, June, 2017…… Wasiiru Dowlaha Maaliyadda XFS mudane Maxamuud Xayir Ibraahim, oo ay wehliyaan Wasiirka Warfaafinta Eng. Abdiraxman Cumar Osmaan Yarisow, Xisaabiyaha Guud ee...

Wasiiru Xayir ayaa magaalada jowhar maanta dhagax dhigay dayactir lagu samaynayo 5km oo ka...

Jowhar. 18, May, 2017….Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda XFS mudane Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa maanta dhagax dhigay dayactir balaaran oo lagu samaynayo 5 km oo...

Wasiirka Maaliyadda Oo Soo Afmeeray Shirkii Looga Arinsanayey Midaynta Canshuuraha Dalka

Muqdisho, 13, June, 2017… Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa maanta soo xiray shir looga arinsanayey sidii loo midayn lahaa canshuuraha furdooyinka...