Monthly Archives: May 2017

Wasiir Beyle oo manta saxaafada uga warbixiyey 60-kii maalmood wixii u qabsoomay

Muqdisho, 31, May, 2017….Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa shir jara’id ku qabtay xarunta Wasaarada, wuxuuna uga hadlay horumarada ay Wasaaraddu samaysay...

Wasiir Beyleh “Dakhliga soo xarooda wuxuu ahaan jiray 10% hadana waxaan gaarsiinay 90%”

Muqdisho, 24, May, 2017..Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Cabdiraxman Ducale Bayleh oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka maaliyadda mudane Cabdullahi Sheikh Cali Qaloocow ayaa kormeer...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay Agaasimayaasha waaxyaha

Muqdisho, 23, May, 2017.. Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa saaka kulan looga hadlayo kor u qaadida tayada shaqo ee Wasaaradda layeeshay...

Maamulka Cusub ee garoonka oo kordhiyey 30% dakhligii soo xaroon jiray

Muqdisho, 17, May, 2017….Waxaa maanta kormeer indho indhayn ah ku tagay garoonka dayiaaradaha Aden Cade qaybtiisa canshuuraha Wasiiru Dowlaha Maaliyadda mudane Maxamud Xayir Ibraahim,...

R.W. ku xigeenka oo ka soo qayb galay kulan lagula dar-daarmayey shaqaale loo...

Muqdisho. 14, May, 2017….Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahan ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta ka qayb qaatay kulan lagula dar-daarmayey...

Wasiir Bayle“Abuukar Looxow wuxuu Wasaaradda u hayey shaqo muhiim ah, mana hilmaami doono”

Muqdisho, May, 13, 2017….Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy qoyska, ehelka, shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda iyo...

Wasiir Beyle oo shirkii ugu horeeyey la qaatay Guddiga Nidaaminta Maaliyadda

Muqdisho, 11, May, 2017….Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa markii kowaad shir gudoomiyey kulankii Gudiga Nidaaminta Maaliyadda Dalka, kaas oo...

Wasiirka Maaliyadda oo maanta kulan la qaatay guddiga arrimaha maaliyadda u qaabilsan baarlamaanka

Muqdisho, 06, May, 2017…..Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa shir la yeeshay guddiga baarlamaanka u xilsaaran arrimaha maaliyadda, kulanka oo...