Monthly Archives: April 2017

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda ayaa saaka la kulmay shaqaalaha aan joogtada ahayn

Waxaa saaka wasiiru dowlaha Wasaaradda maaliyadda mudane Maxamed Xayir Ibraahim, kulan balaaran uu la qaatay shaqaalaha aan joogtada ahayn ee ka qaata mushaaraadkooda gacanta,...

Wasiirka Maaliyadda ayaa kulan ku saabsan tayeynta shaqada la qaatay shaqaalaha Wasaaradda

Muqdisho, 16th April, 2017..Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa  qado sharaf ugu sameeyey shaqaalaha Wasaaradda Hotel City Palace ee Magaalada...

Golaha Shacabka ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Misaaniyadda sadex bilood ah

Muqdisho, 03, April, 2017…Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta horgeeyey golaha shacabka Miisaaniyad Sadex biloodle ah, taas oo ka...

Wasiirka Cusub ee Maaliyadda XFS oo si rasmi ah xilka ula wareegay

Muqdisho, 01, April, 2017….Wasriika cusub W. Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle, ayaa saaka xilka kala wareegay wasiirkii hore maaliyadda Mudane...